Somaliland oo War kulul ka soo saartay rabshadihii maanta hareeyey Boorame

Guddoomiyaha gobolka Awdal ee Maamulka Somaliland Maxamed Axmed Caalim Tiimbaro ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay Boorama. Tiimbaro ayaa ayaa sheegay in dad dano gaar ah leh ay ka dambeeyaan rabshadahan kuwaasoo ku soo dhex dhuumanaya ayuu yiri dadweynaha reer Awdal. Waxaa uu ka dhawaajiyay in cadaalad la marsiinayo askarigii ka dambeeyey dilka taliye … Continue reading Somaliland oo War kulul ka soo saartay rabshadihii maanta hareeyey Boorame